Author Archives: admin

DEG DEG:-Masuul Ka Tirsan Maamulka Puntlandi Oo La Toogtay…

Kooxo hubeysan ayaa magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ku dilay xeer ilaaliyihii maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland, xili uu kusugnaa bartamaha magaalada. Dilka kadib ayaa ciidamada maamulka Puntland waxay baaritaano ka bilaabeen xaafadaha magaalada Boosaaso gaar ahaan halka uu dilka ka dhacay. Xeer ilaaliyaha maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland C/kariin Xuseen Firdhiye ayaa u dhintay dhaawac soo gaaray, ...

Read More »

DHAGEYSO;-WARKA HABEEN EE RADIO CADAADO 21=12=2016

Dhageystayaasha Radio Cadaado Ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii Caawa ee ka baxay Radio Cadaado. Warka Caawa Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay: Sharmaarke Suuley .Samsam Maxamed Maxamuud Iyo Cabdisalaan Axmed Maxamuud :- Farsamadii:-  Xafso Cabdullahi Cabdille :- Halkaan Ka Dhageyso Warka Radio   

Read More »

Dhageyso:-Maamulka Puntlandi Oo Soo Saaray Amaro Ka Dhan Ah Gaadiidka Ka Howlagala Deegaanadaas…

Taliska maamulka puntland ayaa waxaa uu soo saaray amaro quseeya gaadiidleyda ka howlagasha deegaanada uu ka arimiyo maamulkaasi taliska aya waxa ay sheegeen in maanta laga bilaabo aan lagu dhex arki Karin gudaha puntlandi gaadiid muraayadaha ugi dhagsan beensalka ee aan laga dhex arki kareyn cidda kujirata gudaha gaadiidka sida darted taliska ayaa sabab uga dhigay amarkani sababo la xiriira ...

Read More »

Dhageyso:-Amisom Oo Si Arxan Daraa U Dishay Dad Shacab Ah…

Ciidamada Amisom ayaa gobolada dalka soomaaliya gaar ahaan kuwa koonfurta si bareer ah aan kam aheyn ugu laayay dad tira badan oo shacab ah waxeyna u badan yihiin dad reer “mii” ah isla markaana Deegaansada hareeraha jidka ama laamiyada ay iyagu Amisom adeegsadaan marka ay isaga kala gooshayaan saldhigyadooda hadaba deegaanka Ceel-wareegoow oo dhowr kmitir ujira Magaalada Marka ee xarunta ...

Read More »

War Deg Deg ah:- Guddiga Doorashada Koofur Galbeed oo ka horyimid Go’aankii Guddiga Xalinta Khilaafaadka

WARSAXAAFADEED Baydhabo, 14 Diseembar, 2016 Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Koonfur Galbeed wuxuu Shacabka Soomaaliyeed, Madasha Hogaanka Qaranka iyo Beesha Caalamka la socodsiinayaa in go’aanka Guddiga Xalinta Khilaadaafka Doorashooyinka ay kusoo celiyeen kuraasta 11ka ah, kuwaas oo 5 kamid ah lagu soo celiyay Koonfur Galbeed uu yahay mid aan xaqiiqda ku saleysneyn oo hareer marsan habraacyada doorashooyinka 2016. Guddiga Doorashooyinka ...

Read More »

Daawo:-Musharax U Xeedanaya Siduu Xasan Sheikh Uga Guuleysan Lahaa…

Musharax madaxweyne C/qaadir Cosoble ayaa soo bandhigay talaabooyin cusub uu ku hormarinayo dalka haddii uu ku guuleystay xilka madaxtinimo ee Soomaaliya. C/qaadir Cosobole ayaa sheegay in hadii uu ku guuleysto madaxtinimo dalka ka dib doorashada sanadkaan ka dhaceysa dalka inuu wax badan ka qaban doono xaalada amni ee dalka,dib u dhis kaabayaasha dhaqaalaha iyo waliba in la soo celinayo nidaamkii ...

Read More »

Kenya Oo Ka Hadashay Weerarkii Xarakada Al-Shabaab Ay Ku Qaadeen Dagmada Ceelwaaq…

Dowladda Kenya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay wararka soo baxayay saacadihii lasoo dhaafay oo ku aadanaa in Al-shabaab la wareegeen degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. warbaahinta Kenya ayaa baahisay qoraal kasoo baxay dowlada Kenya oo lagu beeniyay in Al-shabaab la wareegeen degmada Ceelwaaq, waxaana qoraalka lagu sheegay in ciidamada Kenya ku sugan yihiin degmada. Qoraalka waxaa lagu sheegay in ...

Read More »

Saraakiisha Soomaaliyeed Oo La Dalbaday In La Dalacsiiyo…

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Mudane Shariif Xasan Shiikh aadan ayaa ka dalbaday Dowladda Dhexe ee Soomaliya in ay dalacsiiso saraakiisha Ciidamada Koonfur galbeed Soomaliya  ee hogaaminaya dagaalka lagula jiro xarakada Al-shabaab ee ku sugan qeybo kamid ah Gobolada Baay iyo Bakool. Madaxweyne Shariif Xasan Shiikh aadan ayaa si gaar ah ugu codsaday Madaxweynaha Soomaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud inuu ...

Read More »

Akhriso:-Dhammaan Magacyada Xubnaha Galmudug Uga Mid Noqday Aqalka Hoose Iyo Aqalka Sare…

Galmudug ayaa guud ahaan soo gaba gabeysay Doorashada Xubnaha Aqalka hoose ee ka socotay Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug Kursigii ugu dambeeyay ayaa xalay lagu guuleystay, iyadoo si rasmi ah u soo dhameystirmeen Xildhibaanada ka soo galaya deeganada Galmudug Dowladda Dhexe. Hadaba Halkaan ka Akhriso magacyada Xildhibaanada Aqalka hoose iyo Aqalka Sare ee Galmudug Saciid Nuur Giriish Mahad ...

Read More »

Doorashada Ka Dhacday Magaalada Garoowe Oo Si Hordhac Looga Helayo Magacyada Xubno La Doortay…

Magaalada Garoowe ee caasimada Maamulka Puntland waxaa lagu doortay Xubno kamid noqonaya Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ee ka imaanaya deeganada Maamulkas. Xubnaha maanta guuleystay ee kamid noqday aqalka Hoose baarlamanka Soomaliya ee ka imaanaya deeganada Puntland  waxaa kamid ah Gudoomiye ku-xigeenka Ururka Haweenka Qaranka Soomaliya Marwo Canab Xasan Cilmi. Qaabka ay Doorashada u Dhacday Kursiga 34-aad ee Puntland ...

Read More »