Author Archives: admin

Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka dhacay Duleedka Kismaayo

Faahfaahino dheerad ah ayaa ka soo baxaya weerar Al-Shabaab ay ku qaadeen Kolonyo ay la socdeen ciidamada Jubbaland iyo Kenya oo  ka dhacay degaanka Buulo-guduud oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa inoo sheegay in weerarkaan lala beegsaday Ciidamo ka tirsan Maamulka Jubbaland, kuwa Midowga Afrika ee AMISOM iyo Ciidamo cadaan ...

Read More »

PSG oo isku diyaarinaysa inay la soo wareegto mid ka mid ah difaacyada United

Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee ka dhisan caasimadda Faransiiska ayaa la soo warinayaa inay isku diyaarinayso sidii ay kula soo wareegi lahayd difaaca naaidga Manchester United ee Marcos Rojo. Dambeedka dhexe ee reer Argentina Rojo kaasoo 14 bilood uu kaga harsanyhaya heshiiskiisa garoonka Old Trafford ayaa la sheegayaa inuu ku guuldarreystay inuu horumar ka sameeyo wadahadallada heshiis kordhinta kooxdiisa. ...

Read More »

AKHRISO: Dowladda oo ku Amartay Taliska Booliska in ay soo qabtaan Shaqsiyaad la eedeeyay

Dowladda Soomaaliya ayaa amar ku bixisay in gacanta lagu dhigo dadka ganacsadda gargaarka loogu tala galay dadka Nafaqo daro ay heysato iyo sidoo kale dadka Barakacayaasha. War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in saraakiishooda sare sare ee Wasaaradda Caafimaadka ay soo xaqiijiyeen in suuqyada Muqdisho lagu iibiyo cunnooyinka qaaska ee samafalka loo ...

Read More »

SAWIRRO: Dhibaato ka taagan Wadada Masjidka Xareed ee Bakaaraha

Qaar ka mid ah Wadooyinka ku yaalla Magaalada Muqdisho ayaa go’ay ka dib markii ay noqdeen kuwa ay fadhiisteen biyo , sidoo kalena lagu soo guray Qashin. Degmada Howlwadaag gaar ahaan Wadada Masjidka  Xareed ee Aadi isgoyska Baar Ubax ayaa ka go’day ka dib markii bilooyin ka hor ay Fadhiisteen biyo,islamarkaana waxa ay waddaasi noqotay mid lagu soo guro qashin ...

Read More »

DHAGEYSO: Shir looga hadlaayo Xaaladda Ammaan ee dalka oo ka furmaya Kismaayo

Maalmaha soo socda ayaa lagu waddaa in Magaalada Kismaayo uu ka furmo shir looga hadlaayo Xaaladda Ammaan ee Soomaaliya. Shirkaan oo hadda qabanqaabadiisa ay ka socota Magaalada Kismaayo waxaa ka qeyb gali doona xubno ka socda maamul goboleedyadda, dowladda Dhexe iyo Beesha Caalamka. Wasiirka Amniga dowlad goboleedyadda Jubbaland Cabdirashadiid Xasan Nuur Janan ayaa sheegay in Shirkaan waxyaabaha diiradda lagu saari ...

Read More »

DHAGEYSO: Yariisow” Dadkii dhulkooda laga qaaday midkale ayaan ugu badelnay”

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa shaaciyay in dhul ay leeyihiin dad Shacab ah oo ku yaalla degaanka Jazeera lagu wareejiyay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Guddoomiye Yariisow ayaa tilmaamay in dhulkaasi ay xarun tababar ka dhisi doonto dowladda Turkiga sidaas darteed ay go’aansaday in dadka Shacabka ah dhulka kale la siiyo. Waxaa uu sheegay ...

Read More »