Kooxo hubeysan oo nabadoon ku dilay Muqdisho

0
66

Wararka naga soo gaaraya degmada Wadajir gaar ahaan Xaafadda Siliga Ameerikaanka ayaa waxa ay sheegayaan in Koox hubeysan ay halkaasi ku dishay nabadoon si weyn looga yaqaanay degaanka.

Nabaddoonka la dilay ayaa lagu Magacaabi jiray  Sh Cali Maxamed Cismaan.

Goobjoogayaal ayaa Radio Cadaado u sheegay in xilliga la dilaayay uu ku sugnaa xarun oo uu ku leeyahay halka lagu dilay.

Kooxdii dilka geystay ayaa goobta ka baxsatay waxaana halkaasi gaaray Ciidanka Ammaanka dowladda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here