Laftagareen”Dad waxa jira ka naxaayo horumarka KG loomana joogsanayo”

0
18

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed uu ku tallaabsaday sanadkii uu joogay horumar ballaaraan,isla markaana ay jiraan dowlado taageero Cusub u balan qaaday.

Waxaa uu sheegay in safar uu dhawaan ku tegay dalka Jabuuti loo balan qaaday in dowladda Jabuuti ay ka qeyb qaadan doonto qalabeynta iyo Dhismaha Isbitaalka Magaalada Marka iyo dekadda degmada Baraawe oo ah Xarunta rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here