Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kormeer sameeyay

0
23

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kormeer ku sameeyey Xarunta Tiyaatarka Qaranka, oo xilligaan dhismihiisa uu marayo meel Gebagebo ah.

Kormeerka ayaa Ra’iisul Wasaaraha waxaa ku wehlinyey Xubno sar sare oo katirsan Wasaaradda Warfaafinta,waxaana uu dhamaan soo marey qeybaha kala duwan ee Tiyaatarka oo uu dhismaha ka socdo.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kul dardaarmey Shaqaalaha iyo Madaxda Xarunta Tiyaatarka inay si wanaagsan loo dhameystiro dhismaha,isla markaana uu noqdo goob Bulshada Soomaaliyeed laga wacyigeliyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here