Dowladda oo shaacisay Mowqifkeeda doorashaddii maanta ka dhacday Kismaayo

0
32

Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda aysan aqoonsaneyn dhammaan natiijooyinkii kasoo baxay doorashooyinkii Kismaayo ka dhacay.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegtay in maanta doorashooyinkii ka dhacay Magaalada Kismaayo aysan waxba ka jirin, islamarkaana ay aqoonsankarto kaliyah doorasho xor iyo xalaal ah .

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa horay uga soo horjeesatay habraaca ay ku socotay doorashada Madaxweynaha maamulka Jubbaland iyo Guddoonka baarlamaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here