Dhagayso: Xiisad Kadhalatey Dil Nin Rayid Ah Oo Kataagan Deegaanka Gaalyeel

0
219

Allaha Unaxariista Xiisad Kadhalatey Dil Saaka loogu Gaystay Deegaanka  Uun Rays Gaduud Oo  Dhaxeeya  Deegaanka Godinlabe Iyo Gaalyeel Ayaa kataagan Deegaankaan Gaalyeel  Ninka Dilka Loogaystay Oo Ahaa Nin Dhalinyaro Ah Ayaa Sida Lasheegay Lagu Diley Gurigiisa Waxaana Dilay Kooxo Hubaysan Kuwaas Oo Goobta isaga Baxsadey, qaar kamid dadka deegaanka oo aan lahadlay Ayaa iisheegay inuu dilkaan salka kuhayo aano qabiil, sidaan oo kale marar hore waxaa deegaankaas kadhacau dilal salka kuhayay aanooyin qabiil, majirto ilaa cid katirsan galmudug ama waxgaradka deegaanka oo kubaxay waxaana laga cabsi qabaa inuu dhib kale kadhaco deegaanka gaalyeel

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here