Guddoomiyihii hore ee degmada Kaxda oo xil Cusub loo Magacaabay

0
84

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xil Cuusb loogu Magacaabay Guddoomiyihii hore ee degmada Kaxda Maxamed Ismaaciil.

Wareegtada oo la ogeysiiyay Waaxyaha kale ee Maamulka gobolka Banadir ayaa waxaa Maxamed Ismaaciil loo Magacaabay la- taliyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Xubin ka mid ah guddiga Dacwooyinka dhulalka Guryaha la isku heysto ee Gobolka Banaadir.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista oo dhameystiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here