Wafdi ka socda Wasaaradda Difaaca Qatar oo Dhuusamareeb gaaray

0
23

Diyaarad gaar ah oo Sidday wafti kasocda Wasaradda Difaaca dalka Qatar ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug.

Wafdiggaan ayaa garoonka Diyaaraddaha ee Dhuusamareeb, waxaa kusoo dhaweeyay Wasiir dowladdaha Wasaaradda Difaaca Soomaaliya Maxamed Cali Xaggaa.

Kulan saaxafaddu dibed joog ka tahay ayay la qaadanayaan Ra’iisul Wasaare  Xasan Cali Kheyre oo kusugan Magaalada Dhuusamareeb.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here