Diyaarado dhaawacyo ka qaaday Kismaayo

0
100

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdulle Xasan kusii sagootiyay dhaawacyo loo qaaday Magaalooyinka Nairobi iyo Muqdisho si xaaladooda Caafimaad loola tacaalo.

Dhaawacyadda loo soo qaaday Muqdisho iyo Nairobi ayaa ah kuwa aan isbitaallada Kismaayo waxba looga qaban karin, waxaana sidoo kale dowladda Soomaaliya ay Magaalada Kismaayo u dirtay diyaarad siday Daawo.

Gurmad kala duwan oo loo sameynaayo dadkii ay soo gaartay waxyeeladda ayaa si weyn uga socda Magaalada Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here