Kulamada ka socda Cadaado

0
37

Xildhibaano iyo Wasiir ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa kulamo kala duwan waxa ay uga socdaan Magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug.

Mas’uuliyiintaan ayaa kulamo kala duwan la leh Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo ku sugan Magaaladdaasi.

Kulamadda ayaa looga hadlaya doorashadda maamulka Galmudug iyo sidda ugu haboon ee ay ku dhici karto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here