Dhageyso:-Warbixin Banaanbxyo Kasocda Muqdisho

0
35

Ardayda Dhamaysatay Dugsidayada Sarre Ee Dalka ayaa Waxaa ay Maanta Banaanbaxyo Kadhigayaan Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Kadib Markii uu Imtixaanka Joojiyay Wasiirka Waxbarashada Xukuumada Fidraalka Soomaaliya Goodax Barre.

Ardayda ayaa Kuqaylinya Goodax Barre Dooni Mayno iyo Erayo Kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here