Madaxii Ciidanka xasilinta Gaalkacyo oo la toogtay

0
90

Madaxii howgalada ciidamada isku dhafka gobolka mudug khaliif nuur shiil ayaa gor dhow lagu dhaawacay magalada Gaalkacyo xilli uu ka soo baxay salaada taraawiixda.

Sidda ay Risaala u xaqiijiyeen mas,yihiin ka tirsan Galmudug dhawaaca ayaa waxaa geystay koox hubeysan.

Ciidanka xasilinta gobolka Mudug ayaa si weyn uga qeyb qaatay xasilinta Magaalada Gaalkayo oo ammaan wanaagsaneyd bilihii ugu dambeeyay.

Ciidanka Galmudug ayaa bilaabay howlgal ay ku raadinayaan kooxdii dhaawaca geysatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here