Dhageyso:- Macallin Kenya Ah Oo Qaatay Diinta Islaamka ee

0
136

Ninka Oo Lagu Magacaabo Odeka Ayaa bare Ka Ah Iskuulka Hoose Dhexe Iyo Sare Ee Gateway Ee Magaalada Laascaano.

Muddo Badan Ayuu Ku Sugnaa Gudaha Magaalada Laascaano Ee Xarunta Gobolka Sool Sidoo Kale Waxa Uu Ka Mid Yahay Macallimiinta Ugu Fir-Fircoon Degmada.

Dadaal Badan Oo Ay Sameeyeen Maamulka Iyo Macallimiinta Iskuulka Gateway Ee Magaalada Laascaano Ayaa Ugu Dambeyn Shalay Suurta Gashay In Odeka Qaato Diinta islaamka.

 

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Abdirashid Ali Mohamed:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here