Maxaa looga hadlaya kulanku berri ee Golaha Shacabka

0
60

xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta beri ah kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa ah.

1. Warbixinta guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka.

2. Aqrinta koowaad ee sharciga wax ka bedelka furdooyinka.

Kulamaddii ugu dambeeyay ee Xildhibaanada ayaa looga hadlay Xaaladda Ammaanka dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here