Dhageyso:-Maamulka Degmada Hobyo Ee Gobolka Mudug Oo Rajo Wanaagsan Kamuujiyay in Dhawaan Labilaabo Dhismaha Dekada Magaalada Hobyo

0
22

Maamulka Degmada Hobyo Ee Gobolka Mudug  C/llahi Axmed Cali Oo Lahadlay Radio Cadaado ayaa Waxa uu sheegey  in rajo Wanaagsan ay Kaqabaan in dhawaan uu Bilowdo dhismaha Dekalada Magaalada Hobyo Oo Dhismaheeda Lagu Wareejiyay Dawlada Qater.

Gudoomiyaha Waxa uu Sheegay in Dhawaan ay Sugayaan Quburo dhinaca injineerinta Dakaad ah Kadibna uu Bilaaban Doono Dhismaha Dakada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here