Kooxo hubeysan oo dil ka geystay Muqdisho

0
15

Kooxo Bistoolado ku hubeysan ayaa goor dhow wiil Dhalinyaro ah ku dilay degmada Hodan,gaar ahaan meel aan ka fogayn Mowlaca Macallin nuur ee xaafada Siigale sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka.

Wiilka la dilay ayaa la sheegay in uu ka mid ahaa dadka degaanka.

Kooxihii dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday, waxaana halkaasi gaaray Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya oo halkaasi ka bilaabay howlgallo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here