Dhageyso:- Odayaasha Shabeellada hoose Oo Eedeeyey Al-shabaab

0
104

Maalmihii Ugu Dambeeyey Deegaano iyo degmooyin Ka Tirsan Gobolka Shabeellada Hoose Waxaa Ka Taagnaa Dagaal Beeleedyo U Dhaxeeyey Qaar Ka Mid Ah Beelaha Wada-Daga Gobolka.

Qaar Ka Mid Ah Odayaasha Dhaqanka Gobolka Shabeellada Hoose Oo La Hadlay war-baahinta Ayaa Al-shabaab Ku eedeeyey in Ay Ka Dambeeyaan dagaal Beeleedyada Ka Dhaca Gobolka.

Mid Ka Mid Ah Odayaasha Dhaqanka Gobolka Oo La Hadlay Radio Cadaado Ayaa Sheegay In Dagaallamayaasha Al-shabaab Ay Colaad Ka Dhex-Abuurayaan Beelaha Qaar Ee Wada-dega Ee Gobolka Shabeellada Hoose.

 

 

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Wariyaha Radio Cadaado Ee muqdisho Cawil Maxamed Ciise Indha-Cadde:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here