Akhriso:- Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Maanta Kulan yeelanaya

0
108
Xildhibaanada Golaha Shacabka Ayaa Maanta Yeelanaya Kulankoodii Ugu Horreeyey Ee Kala-Fadhiga Shanaad Ee Golaha Shacabka.
 
Xildhibaanada Ayaa Lagu Wadaa In Maanta Ay Warbixin Ka Dhageystaan Guddiga Dib U Eegista Dastuurka Dalka.
 
Dhinaca Kale Warar Soo Baxaya Ayaa Sheegay In Xildhibaanada Qaar Ay Doonayaan In Maanta Laga Doodo Arrimaha Amniga Gaar Ahaana Kan Muqdisho Oo Maalmahaan U Muuqday Mid Faraha Kasii Baxaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here