Akhriso:-Madaxweyne lafta gareen oo maanta dhameystiray Golihiisa wasiirada.

0
111

Madaxweynaha maamulka Koofur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta golihiisa Wasiirada dhameestiray, waxa uuna soo magacaabay 15 Wasiir iyo 25-Wasiir kuxigeen, waxa uuna horey Madaxweynaha usoo magacaabay 10-Wasiir.

Halkaan hoose ka Akhri Liiska Magacyada Wasiirada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here