Banaanbax ka dhacay Muqdisho.

0
97

Banaanbax lagu taageerayo sida ay dowlada Soomaaliya ugu ceyrisay dalka Wakiilka Qaramada Midoobe ee arimaha Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa maanta ka soconaya Degmada Cabdi Casiis ee Gobalka banaadir.
Waxaa  banaanbax soo qaban  qaabiyay Maamulka Gobalka banaadir, iyadoona ay ka qeyb galayaan kumaan dadweynaha.
Dadka Shacabka ee ku sugan degmada Cabdi Casiis ayaa ka hadlay Go’aanka ay dowlada Federaalka soomaaliya ay dalka ugu ceyrisay Nicholas Haysom.
Boqolaalka shacab ah ee ka qeyb galaya banaanbax ayaa sheegaya inay aad u soo dhaweynayaan Go’aanka Dowlada dhexe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here