Aqalka sare oo golaha Shacabka Soomaaliya xiriirka u jaray

0
118

War saxafadeed ay dhawaan soo saareyn guddiga joogtada ah ee aqalka Sare ee Soomaliya ayaa lagu sheegay in aqalka sare ay xariirka u jareyn golaha shacabka Soomaaliya.

Halkaan hoose ka akhriso war saxafadeedka ay soo saareyn aqalka sare oo uu ku saxiixanyahay gudoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here