Sawirro:- Axmed Baasto Oo Galabtay Soo Garay Cadaadoa

0
60

Madaxweynaha Dhawaan Xildhibaanada Galmudug Garabka Cadaado U doorteen Madaxweynaha Galmudug Iyo Wafdi Uu Hugaamianayo Ayaa Soo Gaaray Magalada Cadaado Ee Xarunta Baarlamaanka Galmudug

Waxaana Garoonka Diyaarada Cadaado Kusoo DHweyey Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Galmudug Xildhibaano Maamulka Degmada Cadaado Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada

Jille Jaamac Jille

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here