Maxaa looga hadlayaa kullanka golaha Shacabka ee maanta ?

0
27

Kullan maalinimadii shalay aheyd Magaalada Muqdisho ay ku yeesheen guddiga joogtada ah ee golaha Shacabka ayaa waxaa shir gudoominayay gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Shiikh Mursal waxaana lagu go’aamiyay Ajendayaasha looga hadlayo kullanka golaha ee maanta.

Ajandaha kullanka maanta looga hadlayo ayaa ah akhrinta 3-aad hindise sharciyeedka Leelitirka, waxaana loo madalsanyahay in xildhibaanada golaha Shacabka ay ka doodaan hindise sharciyeedkaani.

Waxaa sidoo kale Kullanka ay yeesheen Guddiga joogtada ah looga hadlay go’aanka uu golaha ka qaadan karo kala dirista guddigii Maaliyada oo muran badan ka dhasahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here