DHAGEYSO:- Wasiirka Amniga hirshabeele oo Xafada Holwadag ee magaalada Beledweyne ka dhagax dhigay Saldhig Ciidan Boolis

0
30

Wasiirka Amniga ayaa sheegay in aad loogu baahanyahay in halkaan laga dhiso saldhig Boolis oo u adeego bulshada ku dhaqan xafada Holwadaag ee magaalada Beledweyne.

Sidoo kale taliyaha qeybta gobolka Hiiraan Isaaq Cali Cabdulle ayaa sidoo kale soo dhaweeyay saldhiga ciidamada Booliska ee laga dhagax dhigay xaafada Holwadag ee magaalada Beledweyne,waxaana uu sheegay in aay ka qeyb qadanayaan amniga magaalada Beledweyne

W/D:   Bashiir  cabdulahi cismaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here