Ilhaan Cumar oo ah gabar soomaaliyeed ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay oo ka tirsan dadka qaxootinimada ku tahay Mareykanka ee ka mid noqda Koongareeska Mareykanka. Ilhaan Cumar oo 36 sano jir ah ayaa taariikh sameysay ka dib markii ay noqotay qofkii ugu horreeyay oo Soomaali ah oo xildhibaan ka noqdo dalka Maraykanka. Halkan ka akhriso shan arrimood oo ku saabsan Ilhaan.

0
20

Ilhaan Cumar oo ah gabar soomaaliyeed ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay oo ka tirsan dadka qaxootinimada ku tahay Mareykanka ee ka mid noqda Koongareeska Mareykanka.

Ilhaan Cumar oo 36 sano jir ah ayaa taariikh sameysay ka dib markii ay noqotay qofkii ugu horreeyay oo Soomaali ah oo xildhibaan ka noqdo dalka Maraykanka.

Halkan ka akhriso shan arrimood oo ku saabsan Ilhaan.

Waxay Soomaaliya ka qaxday xilligii dagaalka sokeeye iyadoo 8 sano jir ah
Muddo afar sano ayay ku nooleyd xerada qaxootiga ee Dhadhaab
Waxay Maraykanka tagtay iyadoo 12 sano jir ah
Eryada Ingirriska ee ay taqaanay markii ay Maraykanka gaartay waxay ahaayeen “salaanta” iyo ”aamus” oo kali ah
Waxay noqotay qofkii Soomaaliga ahaa ee ugu horreeyay ee lagu doorto Maraykanka.
Guud ahaan dadka Soomaaliyeed iyo kuwa ku sugan Gudaha Mareykanka ayaa aad u soo dhaweeyay Guusha ay gaartay Ilhaan Cumar oo ah Gabar Soomaaliyeed.

BBC SOMALIA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here