Ckariin Sh.Muuse Qalbi Dhagax Oo Booqasho Kujooga Magaalada Dhuusamareey Ayaa Caawa Warysi Gaar Oo Uu Siiyay Radio Cadaado Wuxuu Uga Hadley Ujeedka Socdaalka Uu Kumarayo Deegaanada Galmudug.Cabdikariim Qalbi Dhagax Waxaa Sidoo Kale Uu Kahadlay Sababta Baajisey Socdaalkii Uu Ku Imaan Lahaa Cadaado.Wareysi Oo Dhamaysiran Kadhagayso Hoos