Madaxweyne Xaaf oo Maanta Dhuusamareeb Ku qaabilay Maanta Wafdi Ka Socda WFP

0
192

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle xaaf ayaa maanta Magaalada Dhuusameeb ee xarunta Maamulka Galmudug waxa uu ku qaabilay wafdi ka socday WFP kuwaas oo u yimid in ay kormeeraan xarumihii ay dagi lahaayeen iyo halkii ay ka dhigan lahaayeen keedka.

Wafdigan Madaxweynaha la kulmay ayaa sheegay in ay dhawaan xaruntooda ugu wayn Galmudug ka furan doonaan magaalada Dhuusameeb hadana ay uyimaadeen in ay sii indha indheeyaan halka ay dagi lahaayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here