Gudoomiyaha degmada Cadaado iyo ku xigeenkiisa oo xilka laga qaaday{AKHRISO:}

0
83

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle xaaf ayaa xilkii looga qaaday Gudoomiyihii Degmada Cadaado iyo ku-xigeenkiisi waxa uuna magacaabay Gudoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen cusub.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here