Xildhibaan Afaraale oo Sheegay in Jidgooyooyin hor leh la soo dhigay Sh.Hoose

0
82

Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaare oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in ciidamo ka tirsan Booliska iyo Militariga Soomaaliya ay Jidgooyooyin hor leh soo dhigteen qeybo ka mid ah Gobalka Shabeelaha Hoose.

Sidoo kale Xildhibaanka ayaa sheegay in isbaarooyinka lagu dhibaateeyo Shacabka ku safraya wadooyinka Gobalka Shabeelaha Hoose, Isagoona Tilmaamay in dadka laga qaato Waxyaabaha ay wataan.

Xidlhibaan Afaraale ayaa waxaa shaaca ka qaaday in dhowr jeer wasaarada Gaashandhiga ay kala hadleen jidgooyooyinka ay soo dhigteen Ciidamada Booliska iyo Militariga la qaado, islamarkaana Arimahaasi Waxa badan Laga qabto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here