Baaritaano Lagu Bilaabay Shaqaayinka Maxkamadaha Gobolka Banaadir

0
20

Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullahi ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Maxkamadda Degmada Hodan isagoo u kuur galay howlaha shaqo ee ka socda Maxkamadda.

Guddoomiyaha ayaa Warbixin ka dhageystay Guddoomiyaha Maxkamdda Degmada Hodan Garyqaan Axmed Cabdi Cali (Aabi)  iyo howl-wadenada.

Sidoo kale Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullaahi ayaa kormeeeray Diiwaanka guud ee Maxkamdda Degmada Hodan iyo habmsami u socodka adeega garsoorka ee Maxkamdddu u qabato bulshada ku nool degmada, Sidoo kale waxa uu u kuur galay caqabadaha haysta Maxkamdda Degmada Hodan.

Kormeerkan ayaa la sheegay in uu ahaanayo mid la joogteyn doono dhammaan Maxkamadaha Degmooyinka Gobolka Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here