Markab uu leeyahay Ruushka oo howlgal ka billaabay biyaha Soomaaliya

0
18

Dowladda Ruushka ayaa biyaha Soomaaliya iyo Gacanka cadmeed ka billowday howlgal ka dhanka ah Burcad Badeedda Soomaalida ah.

Markabka lagu magacaabo Baltic Fleet’s frigate Yaroslav Mudry,ayaa ka dhaqaaqay shalay oo Talaado ahayd Dekadda Dalka Jabuuti,waxaana uu howlgal ka billaabay biyaha Soomaaliya iyo Gacanka Cadmeed.

Roman Martov,oo ah Afhayeenka howlgalka la dagaallanka Burcadbadeedda Soomaalida ee dalka Ruushka ayaa xaqiijiyay in Markabka iuu ka howlgalayo Biyaha Geeska Afrika iyo gacanka cadmeed si dowladda Ruushka uga qeybqaadato ka hortagga qatarta Burcad Badeedda Soomaalida.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here