Dhageyso:-Guddomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka hadlay go’doonka saaran degmada buule barde ee gobolka hiiraan.

0
59

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow  ayaa sheegay in dadka ku nool degmada Buulo-burde ay yihiin dad adkeysi badan,isla markaana waxyaabihii nolosha bani’adamka muhiimka u ahaa ay waayeen taasina ay usii dheer tahay in ay go’dooomiyeen Al-Shabaab.

Ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee AMSIOM iyo kuwa dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa tiro dhowr jeer ah oo hore isku dayay in halkaasi ay kala wareegaan gacan ku heynta Al Shabaab,balse kuma guuleysan.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here