Wasaaradda Warfaafinta Hirshabeelle oo soo Saartay Amar ku socda Saxafiyiinta iyo Warbaahinta

0
46

Wasiirka warfaafinta Hirshabeelle Cabdiweli Muxumed Cabdi ayaa warbaahinta iyo saxafiyiinta ka howlgasha Hirshabeelle ku amray aysan tabin karin ama ka hordhici karin dhacdo ay gacanta ku hayaan laamaha amniga iyo kuwa garsoorka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here