Muuqaal: Ceebtii Maahee, Waa Caadadiis; Daawo Goolhayaha Liverpool Ee Loris Karius Oo Sameeyay Khalad La Mid Ah Midkii Finalkii Champions League Iskana Dhaliyay Gool

0
85

Goolhayaha kooxda Liverpool ee Loris Karius ayaa mar kale sameeyay khalad la mid ah midkii uu sababta ugu noqday in Liverpool laga qaado champions League.

Karius ayaa finalkii Champions League Sameeyay laba khalad oo waaweyn kuwaas oo kala ahaa in uu Benzema si khaldan kubada Lugta ugu saaray In Kubad Xoogan oo Gareth Bale laagay jiidhay.

Hadaba Ka hor kulankii Saaxiibtinimo ee shalay Goolhaye Karius ayay Kubad ka hoos baxday taas oo waliba shabaqa si toos ah u gashay Laacibtv Ka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here