Madaxweyne Farmaajo oo u dhoofay Ankara

0
12

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow u dhoofay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxa ay ka Ambabaxeen dalka Jabuuti oo ay maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaayeen.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa ka qeyb gali doona Caleemasaarka Madaxweynaha Turkiga oo dhawaan dib loo doortay.

Caleemasaarka Madaxweynaha Turkiga ayaa lagu waddaa in ay bari ka dhacdo Ankara,iyadoona ay ka qeyb gali doonaan Madax ka socota dalalka Caalamka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here