DEG DEG: Qarax ka dhacay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Rasaas socota

0
38

Qarax xooggan ayaa ka dhacay Wasaaradda Arrimaha gudaha Soomaaliya oo ku taalla Agagaarka Isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa markii hore ka dhacay Iridda laga galo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya , waxaana intaasi ka dib la maqlay rasaas xooggan.

Qof goobta ka agdhow ayaa sheegay in ay jiraan labo dhinac oo dagaallamaya lama ogga waxa ay yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here