Tirada Dadkii Ku Geeriyooday Dabkii Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Nairobi Oo Sii Korodhay.

0
66

Telefishinka NTV ayaa goor dhow shaaciyey inay ugu yaraan 15 qof ku geeriyootay dabkii ka kacay SuuqaGikomba ee magaalladda Nairobi.

Wargeyska kale ee Business Daily waxa uu qoray inay 15 qof geeriyootay, 70 kalena ku dhaawacmeen dabkaasi.

Wargeyska kale ee Nation waxa uu ka soo xigtay Goobjoogayaal in ugu yaraan 6 mayd la aqoonsan kari waayey, kadib, markii ay wada gubteen.

Idaacadda Dowladda KBC waxay werisay dhimashada ugu yaraan 15 iyo dhaawaca 70 kale  oo u badnaa Ganacsato, kuwaasi oo la dhigay Isbitaalka Dowladda ee Kenyatta Hospital

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here