Dhagayso:Jaaliyada Galmudug ee ku nool magaalada Chicago ee dalka Maraykanka oo ka digay khilaafka madaxda Galmudug.

0
71

Jaaliyada Galmudug ee ku nool magaalada Chicago   ee dalka Maraykanka ayaa walaac ka muujiyay   dhicyada isku haya siyaasada Galmudug sida madaxwaynaha ,  madaxwayne ku xigeenka iyo gudoomiyaha baarlamaanka  oo isku dhinac .

Aways Xaaji Xuseen oo ka mid ah aqoonyahanada ka soo jeeda Galmudug kuna nool  magaalada  Chicago   ee dalka Maraykanka oo la hadlay Radio Cadaado ayaa madaxda ugu baaqay in ay ka waantoobaan qilaafka joogtada ah.

Baaqaan ay jeedinayaan qurbajoogtu ayaa ku soo aadaya xili magaalada muqdisho uu wada hadal uga socdo madaxda sare ee maamulka Galmudug.

Halkaan ka dhagayso codka waraysiga :Z0000072

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here