DEG DEG-Dhageyso:-Maamulka Degmada Balcad Oo Awaamiir Cusub Ku Soo Rogay Milkiilayaasha Dhulalka……

0
42

Shacabka ku dhaqan degmada balcad iyo deegaanada hoos yimaada ayaa waxaa lagu war galiyay in lagu bilaabi doono canshuur lex billa ah dhinaca dhulalka iyo sidoo kalana dib loo eegi doono sax ahaanshaha milkiyadda dhulkooda.

Maamulka ayaa si isku mid ah lixdii bil mar ka qaadaya guud ahaan dadka dhulalka ku leh Degmada Balcad iyo deegaanada hoos yimaada lacag dhan 3$Dolar Shilin Soomaali ahaanna ay ku bixin karaan.

Amarkan ka soo baxay maamulka degmada Balcad ayaa waxaa cawa laga wareystay Xoghayaha Dowladda Hoose ee maamulka Degmada Balcad Maxamed Xasan Axmed Dhacdooy, waxaana arimahaasi ka wareystay Wariye Maxamed Axmed Yuulka.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here