Soomaaliland Oo Markale Xukun Ku Riday Boqor Buurmadow

0
54

Maxkamada Magalada Hargeysa ee Gobolka la yiraahdo Maroodi jeex ayaa markale waxa ay xukun ku riday Boqor Aw Maxamuud Buurmadow oo ka mid ah Salaadiinta Caanka ah deegaanada Maamulkaas.

Boqor Buurmadow ayaa horay Maxkamadu waxa ay ugu ridday Xukun 5 Sano ah balse uu racfaan ka qaatay basle maalmihii lasoo dhaafay ay socotay qaadida dacwada kiiskiisa,ugu dambeyna Maanta lasoo gaba gabeeyey.

Boqor Buur Madow ayaa Maxkamada Hargeysa ee gobolka Maroodi Jeex waxa ay ku ridday xukun 3 Sanno ah taas oo meesha ka saareysaa xukunkii hore ee ahaa 5 sanno.

Goordhow la socda Codadka Xukunka lagu ridday Boqor Buur Madow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here