Daawo; Xaalad Nolol Xumo Oo Soowajahday Barakacayaasha Kaamka Badbaado

0
11

 

Halkaani Waa Kaam Badbaado Wuxuu Dhinaca Galbeed Kaxigaaa Cadaado Qiyaas Ahaan 5 Km Waxaa Kunool Dad Barakacayaal Ah Oo Tiradoodu Gaarayso 600 Oo Qoys Kuwaas oo intoodaba badan ka imaadey koonfurta soomaliya waxayna ku nool yahiin Xaalad Adag Dadkaan Oo Isugu Jirey Rag Haween Iyo Caruur Ayaa Ladaalaa Dhacaya Daruufaha Nololsha Ee Kuxandaaban Xiligaan Oo Lagu Jiro Bishii Barkaysanayd Ee Ramadaan Majirto Ilo Dhaqaale Oo Ay Kutiirsan Yihiin Dadka kunool Kaamka Marka laga Reeban Shaqooyin Yar yar oo ay magaalada mar marka qaar kahelaan xubo katirsan qoysaska kunool kaamka badbaaxo Markii Aad Tagto Gudaha kaamka Waxaa Durbadiina Indhaagu Qabanayaa Caruur Yar yar Iyo Wayeel Ay Kamuuqato Daruuf Adag Maxamuud Axmed Nuur Waa Aabe 97 Jir Ah Waxaa Uu Beelay Arag Waxaana Udheer Xanuun Aad Udaran Oo Uu Dareemayo Wuxuuna Kamid Yahey Dadka Kunool Kaamka Badbaado . Aabe Maxamuud majirto Cid Ufidiyasay Gacan Caafimaad Tvga Horn Oo Kubooqday Hoy Yar oo Kasamaysan Juwaano iyo Kartoomo Oo Aan Dhibacda Roobka iyo Kulayka Qorax Kacelin Karin Uu Uga Waramey Xaaladiisa Nolasha .
Barey Cali Cumar Oo Iyadana Kamid Hooyooyinka Kaamka Badbaado Ayaa sheegtay inay kujiraan daruuf adag waxay dadka muslimk ah kacodsatey inay lasoo gaaraan wixii ay awoodaan
Gudoomiyaha Kaamka Badbaado Cabdile Xasan Ayaa tvga horn uga waramey tirade dadka kunool kaamka iyo xaaladaha adage e ay wajahayaan
Intii Ay Kasugnaa Kaamka Wax Yaabaha Icajab Galiyay Waxaa kamid Ah Wiil yar oo iigu Soo koobay Magaciisa Deeq Kaas oo aan si kadis ah isha ugu dhufat isaga oo dabanaya shanbir ayaa iiga waramey ujeedka uu kadamac sanyahey qabashada shanbirta. Deeq yare oo kaliya ma ahan dadka dhaqda shirbiraha waxaase jira qoysas kunool kaamka oo xanaaneeya shibiraha qoyska Cali Siraad waxay ay lee yihiin shabiro tiro ahaan gaara ilaa 100 sida uu ii sheegay Cabdi Shakuur Cali Siraad Oo Ah Curadka Qoyska Cali Siraad isaga iyo walaalihiis oo aaan kubooqday hoygooda xili ay maqnaayeen waalidkooda ayaa iiga waramey sida ay u dhaqdaan shinbiraha
Inkastoo ay daruufo adag kujiraan dadka kunool kaamka badbaado hadana waxaa jira dad iyagu u istaagey maaraynta noloshooda Ubax Xasan waa hooyo kunool kaamka badbaado waxayna samaysatay beer ay kabaxayaan qudaar uu kamid yahey qaraha waxayna iiga sheekaysay saday ay ugu dhiiratey samaynta beer oo laga maro dhib marka labeerayo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here