DEG DEG:-C/Fitaax Xalane Oo Xil Cusub Looga Magacaabay Maamulka G/Banaadir

0
79

Warar ay heshay Idaacadda Dalsan ee Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Afhayeenkii maamulka gobolka Banaadir C/Fitaax Cumar Xalane  xilkii laga qaaday,isla markaana xil Cusub looga Magacaabay Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa Cabdi Fitaax Cumar Xalane u Magacaabay Agaasimaha Howlaha Guud ee Maamulka G/Banaadir.

Sidoo kale waxaa jira isku-shaandheyn lagu sameeyey Agaasimayaasha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here