Dhageyso; ileyska ced ceeda oo cadaado laga hirgaliyey

0
13

Hirgalinta mashruuca ee solar ku  shaqeeya cedceeda waxaa iska kaa shanayo maamulka degmada cadaado wasaaradaha qorsheynta iyo arimaha gudaha dowlada federalka Somalia

Ilaa iyo 30 solar oo ka mida kuwa ileyska ced ceeedka  ku shaqeeya  ayaa na laga hirgalinaayaa  xaafado ka mida degmada cadaado ee gobolka galgaduud

Cabdulqadir cabdi salan oo ka socday wassrada qorsheynta dowlada federalaka Somalia qayteeda hormeerida iyo indha indheynta ayaa sheegay  in  mashruucaan hirgalintiisa ay dowlada federalka Somalia ay  ka caawneyso dowlada norweyd

Cabdi raxmaan cabdulaahi  xuseen Tooteela gudoomiya degmada cadado maamulka galmudug   oo frintaakii munaasabada hadal ka jeediyey ayaa sheegay  iney shacabka reer cadaado ay ilaashadaan layrkan ku shaqeeya ileyska ceed ceeda  isagoona  sheegay iney yihiin kuwo aad u qaalisan

Tooteela ayaa xusay iney qayb ay ka qaataan  hormarinta sida gacansiga  amniga

Leyrarka ileyska ced ceeda ku  shaqeeya sayid cali cumar oo ka socday waasaradav  arimaha gudaha dowlada federlka Somalia

Ayaa sheegay iney reer cadado  hore I ilaashadeen ku dhawaad 80 solar oo hirgaliyey taas mid lamida ay u dhowridoonaan

Agaasimaha guud wasaarada  tamarta iyo qayraadka biyaha galmudug asd cismaan guuleed  oo asna ka hadlay ayaa sheegay ka waasard ahaan ay u narkaan  mashruucaan meyd baahi u qabeen shacabka reer cadado ee galmudug

Saaraakiishaan ka soctay waasarada qorsheynta iyo arimaha  gudaha dowlada federalka Somalia ayaa sheegay iney booqan doonaan deegaano ay ka mid yihiin godinlabe cabduwaaq kuwaas  oo dhawaan laga hir galiyey solar systemkaan

 

Hoos Ka Dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here