Monthly Archives: April 2018

Shirkii Waxbarashada Soomaaliya oo lagu soo Gaba-gabeeyay Dhuusamareeb.

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa lagu soo Gaba-gabeeyay shirkii maalmahaan halkaas uga socday Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya iyo Wasaaradaha Waxbarashada ee maamul gobaleedyada waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ku saabsan Waxybaahihii ay ku heshiiyeen dhinacyadii shirka u dhaxeeyay. Hoos ka aqriso War-saxaafadeed Waxbarashada.

Read More »

Sawirro:-Galmudug Oo Ku Guulaysatay Dib U Firido Wadda Isku Xirta Dhuusamareeb iyo Ceel Dheer

Maamul Goboleedka Galmudug Ayaa Maanta Ku Guuleystay Dib U Furidda Wadda isku xirta maagaalooyinka dhuusamareeb iyo ceel dheer oo muddo Shan Sano ah u Xirneed Sababo Amni” Waddaan ayaa Waxaa si wada jir ah Xariga uga jaray Madaxa Xukuumadda  Galmudug Shiekh Maxamed Shaakir iyo Wasiiro Dawlaha Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya Dhowaana Xildhibaanimo loogu doortay Magaalada Dhusamareb Mudane C/laahi Faarax Weheliye’ ...

Read More »

Wasiir kale oo ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka

Saalim Caliyow Ibrow Wasiirka Wasaarada Tamarta Soomaaliya hadana ah Mudane ka tirsan Baarlamaanka Golaha Shacabka ayaa maanta oo ay Taariikhdu tahay 18-04-18 ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Guddoomiyihii Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa 9-kii bishan April iska casilay xilka Guddoonka, sida xeerka Baarlamaanka uu dhigayana ay waajib tahay in booskaas lagu buuxiyo ...

Read More »