Monthly Archives: April 2018

War Cusub Dhgayso:- Soomaaliland Oo Laga Taageerayo Musharax Madaxweyne Ge,Morgan

Wasiirkii Hore Ee Gaashaandhiga Dowladii Kacaanka  Ge,Maxamed Siciid  Xersi Morgan  Oo Maalintii Shalay ku dhawaaqay in uu yahay musharax U Taagan Xilka Madaxweynaha Maamulka Puntland Ayaa waxaa Tageero U Muujiyay Qaar Ka mid ah dadka ku dhaqan Gobolka Sool” Dadka ku nool magalada laascaanood oo uu maamulo Maamulka Soomaaliland ayaa aad u soo dhaweeyey musharaxnimda Gen,Morgan,iyaga oo sheegay in ay ...

Read More »

FaaFaahin Iska hor imaad Muqdisho ku dhexmaray Ciidanka NISA iyo rag Shabaab ka tirsan

Ciidanka Nabad Sugidda Soomaaliya iyo Afar nin oo ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa galabta waxa uu iska hor imaad ku dhexmaray Isgoyska Carafaad ee degmada Yaaqshiid. Ciidanka Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa ka war helay in agagaarka Isgoyska Carafaad ay ku sugan yihiin Afar nin  oo Shabaab ka tirsan, kuwaasi oo watay Bastoolado iyo Bambooyinka gacanta laga tuuro, sida saraakiisha ay ...

Read More »

Zidane oo guul daro ka badbaaday xalay ka dib markii safkiisa u kusoo wada bilaawday & Wax qabadka Ronaldo ee kulanka caawa

Zidane xalay ciyaarayahanadiisa kama soo kala tagin dhamaan waa uu soo xushay si uu guul uga gaaro kooxda Atheletico Club. Real goor hore ayey ka quusatay loolanka horyaalka La Liga, balse waxaa ay muddooyinkii dambe ciyaarayahanadooda u dhiganayeen kulamada horyaalada qaarada yurub balse caawa dhamaan wa ay wada joogeen. Madrid qeybtii hore ee ciyaarta isku dayo oo kala duwan ayey sameysay ...

Read More »

Liverpool oo go’aan ka gaartay Mustaqbalka Mahamad Salah

Liverpool ayaa diidi doonta inay iibiso Mohamed Salah qiimo kasta oo lasoo bandhigo xagaagam, inkastoo ay xiiseyneyso kooxda ka dhisan La Liga ee Real Madrid. Xiddiga reer Masar ayaa jecel inuu ku guuleysto abaalmarinta ciyaaryahanka sannadka ee PFA ka dib markii uu xilli ciyaareedkiisii ugu horeeyay Anfield wacdaro dhigay. Salah ayaa dhaliyay 40 gool 45 kulan oo uu u saftay ...

Read More »

Akhriso:-Waa Kuma Ninka Uu Madaxweyne Gaas U Magacaabay Taliye Ku Xigeenka Ciidamadda Daraawiishta Puntland

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed Ee Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Taliye kuxigeenka Ciidanka Daraawiishta Puntland u magacaabay Sareeye Guuto Saciid Axmed Maxamed (Shoodhe) ka dib markii uu dhawaan iscasilay General Deyr Xaaji Cabdi oo muddo dheer soo hayay shaqadaas. Halkaan ka Akhriso Wareegta lagu magacaabay Sareeye Guuto Saciid Axmed Maxamed (Shoodhe)

Read More »

Imaaraadka”Ma faragelin Madaxbanaanida iyo Midnimada Soomaaliya”

Wasiiru Dowladaha Arimaha Dibadda ee Dowladda isu tagga Imaaraadka Carabta Anwar Maxamed Qar-qaash oo wareysi siiyay Idaacadda BBC laanta afka Soomaaliga ayaa ka hadlay Khilaafka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta waxa uuna dhaliilay Dowladda Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in Imaaraadka Soomaaliya u aqoonsan yahay dal madaxbanaan oo mid ah shakina ku jirin jiritaanka iyo Midnimadooda balse waxa uu dhaliilay siyaasadda Imaaraadka ...

Read More »

Daawo:-Shacabka Muqdisho Oo Looga Digay Ka Qeyba Galka Bandhig Faneedyada

  Ayadoo La’filayo in dhawaan magaalada muqdisho ee caasimadda dalka soomaaliya ay bandhig faneed ku qabtaan koox fanaaniin ah oo ay hogaaminayso Kiin Jaamac ayaa waxaa dhalinyaradda soomaaliyeed looga digay ka qeyb galka badhig faneedkaas” Shir jaraa’id oo maanta Muqdisho ay ku qabteen Hay’adda Culimadda Soomaaliywed, ayaa waxa ay sheegeen in loo baahan yahay in laga hortago Bandhig Faneed ay ...

Read More »

Faah faahin dagaalkii Balcad ka dhacay.

Ugu yaraan 5 Askari ayaa ku dhintay 9 kalane oo isugu jira Shacab iyo Ciidan Dhaawacyo ayaa ka soo gaaray dagaal ka dhacay duleedka degmada Balcad ee gobalka Shabeelaha dhexe. Masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Balcad iyo Saraakiisha amaanka Hirshabeelle ayaa goordhaw  xaqiijiyay Gaarida 5 Askari iyo dhaawacyo soo gaaray Shacabk iyo Ciidan ka mid ah milatariga Soomaaliya. Xaaladda deegaanka ...

Read More »

War Deg Deg Ah Dagaal Khasaare Gestay Oo Dhow Ka Dhacay Duleedka Balcad

Wararka Naga Soo Gaaraya Deegaank Ilbaq oo dhanka Waqooyi Kaga Beegan Tuulada Gololeey Ee Degmad Balcad ayaa Waxa Ay Sheegaya in Gaari ay Wateen Ciidamo katirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya ay Wadada u Galeen Dagaalamayaal Ka Tirsan  Alshabaab” Wararka ayaa shegaya in Gaariga oo ahaa Nuuca ay Soomaalidu u taqaano Cabdi bile oo ay Wateen Ciidanka Dowlada ay Gubeen Alshabaab,Wararka ayaa ...

Read More »