Madaxweynihii hore Maamulkii Ximan & Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey oo maanta gaaray

0
34

 Magaalada Galkacyo xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey Masuuliyiinta Galmudug, Saraakiil ciidan iyo qeybaha Bulshada.
Mr. Tiiceey ayaa aad ugu mahad celiyey bulshada Galkacyo sida heerka sare ah ee ay u soo dhaweeyeen, waxaana la filayaa inuu maalmaha soo socda safaro ku tago deegaanada dowlad goboleedka Galmudug.
Share garee

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here