Deg Deg Guddiga Doorashadda Afhayeenka Baarlamaaka Soomaaliya Oo Hadda lagu dhawaaqay Halkaan Ka Akhriso Magacyadooda

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya Ayaa Maanta Waxa  Kulankoodii caadiga ahaa  ku yeesheen Xarunta Golaha  Shacabka ee Magalada Muqdisho,iyadoona lagu dhawaaqay Gudiga doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaannada ayaa loo qeybiyey Magacayada Guddiga oo ka kooban 15 Xubnood oo ka tirsan golaha Shacabka,kuwaas oo ka shqeyn doona doorashada Guddonka Baarlmaaka

Guddiga lagu dhawaaqay ayaa dhexdooda waxa ay iska soo dooran doonaan Guddoomiye iyo ku xigeeno si howshooda ay u dhameystirtaan.

hooska akhariso magacyadda 15ka xibnood ee maanta lagu dhawaaqay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*