Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Galabta Guul Weyn Ka Gaaray Xulka Kenya Una Soo Gudbay 4 Dhamaadaka CECAFA

0
79

Xulka QarankaSoomaaliya ee dadoodu ka hoosayso 17jirka ayaa galabta guul raaxo leh ka gaaray dhigoodaka kenya oo ay kula cayaarayeen dalka burundi Cayaarta ayaan daqiiqadihii loogu tala galay ku dhamaatay 1 iyo 0 ay ku badiyeen wiilashii matlaayay Qaranka soomaaliya”

Dalka Burindi oo uu ka socdo koobka loo dhigo Qaramadda Bariga iyo Bartamaha Afrika Ee Marka Magaciisa la’soo gaabiyo loo yaqaano CECAFA ayaa sanadkaan waxaa wacdaro ka dhigaya 17jiradda matalaya soomaaliya

Xulka Soomaaliya ayaana kaalinta koowaad uga soo baxay guroobkii ay ku jireen ayoogana leh 7 dhibcood iyo 4 gool oo nadiif ah wareega afar dhamaad ee cayaarahaan waxaana koobka CECAFA iska haray xulalka itoobiya iyo burdi oo ay soomaaliya isku guruub ahaayeen

Waa markii ugo horaysay oo ay xulka soomaaliya u soo gudbaan 4 dhamaadka koobka Bariga iyo Bartamaha afrika waana guul u soo hoyatay bahda is boortiga soomaaliyeed

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here