Monthly Archives: April 2018

Haweneydii Ugu Da’ada Weyneed Caalamka Oo Ku Geeriyootay Dalka Jabaan

Dalka Japan waxaa ku geeriyootay Nabi Tajima, oo dhalatay Bishii  August 4dii ee Sanadkii,1900,kii waxaana ay ku geeriyootay Isbitaal ku yaalla Jasiiradda Kikai ee Gobolka  Kagoshima ee dalka Japan. Sarkaal ka mid ah kuwa Isbitaalka ay ku geeriyootay Susumu Yoshiyuki,ayaa markii ugu horreysay xaqiijiyay geerida Haweeneyda inta la ogyahay ahayd qofka ugu da’da weyn dadka hadda nool. Shalay oo Sabti ahayd ayey ku ...

Read More »

Maxaa Ka Soo Kordhay Qorshihii Ciidamadda Amisoom Ee Jooga Soomaaliya Lagu Geyn Lahaa Dalka Yaman

Wasiiru-dowlaha Xiriirka Caalamiga ee dalka Uganda, Okello-Oryem iyo Afhayeenka Ciiddanka Uganda, Richard Karemire waxay si kulul u beeniyeen warar sheegaya inay Uganda ciiddamo u dirayso dalka Yemen, si ay u bedelaan Ciiddanka Suudaan ee qeybta ka ah Isbahaysiga Milliteri ee Sacuudiga ee dagaalka kula jira Kooxda Xuutiyiinta. Beenintaasi ayaa timid, kadib, markii Shabakadda Wararka eeArab21 oo laga leeyahay dalka Masar daabacday ...

Read More »

Akhriso:-Xibno Ka Mid Ah Golaha Wasiiradda Soomaaliya Oo Lagu Amray In Ay Is Casilaan Haddii Ay Doonayaa In Ay…

Xubnaha Ka Tirasan Golaha wasiirada xukuumada Fadaraalka Ah Ee Soomaaliya Gaar Ahaan kuwooda doonaya  in ay isu sharxaan xilka gudoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya oo dhawaan la dooranayo ayaa shuruud looga dhigay in ay marka hore iska casilaan xilka wasiir ee ay xukuumada ka hayaan. Xildhibaan Cabdulahi Maxamed Aadan shaacir oo ka tirsan gudiga qaban qaabada gudoomityaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka ...

Read More »

Daawo:-Dowladda Soomaaliya Oo Maanta Si Rasmi ah ula Wareegtay Ciidamadii Imaaraadku Ay Gacanta Ku Hayeen

Dowladda Soomaaliya Ayaa Maanta Si Rasmi ah Ula Wareegtay Ciidammada ay tababareen  Imaaraadka Carabta iyo Gaadiidkii Dagaalka Ee ay gacanta ku hayeen” Ciidamadda Maanta ay la wareegtay Dowladda Soomaaliya Ayaa loogu magac daray guutada Daljir  Sidda Uu Sheegay Abaabduulaha Ciidamadda Xooga Dalka Cabdullahi Cali Caanood kaddib markii maanta Kuliyadda Tababarada ciidammada ee Jeneraal Goordan uu kormeeray Abaanduulaha ciidamada Xoogga dalka ...

Read More »

Deg Deg Guddiga Doorashadda Afhayeenka Baarlamaaka Soomaaliya Oo Hadda lagu dhawaaqay Halkaan Ka Akhriso Magacyadooda

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya Ayaa Maanta Waxa  Kulankoodii caadiga ahaa  ku yeesheen Xarunta Golaha  Shacabka ee Magalada Muqdisho,iyadoona lagu dhawaaqay Gudiga doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaannada ayaa loo qeybiyey Magacayada Guddiga oo ka kooban 15 Xubnood oo ka tirsan golaha Shacabka,kuwaas oo ka shqeyn doona doorashada Guddonka Baarlmaaka Guddiga lagu dhawaaqay ayaa dhexdooda waxa ay iska soo dooran doonaan Guddoomiye iyo ...

Read More »

Dhagayso:-Maxay Soomaaliland Ka Tiri Hadalkii Imaaraadka Ee Ahaa In Dowladda Soomaaliya Ay Saxiixday Heshiiska Dekadda Barbara

Maamulka Soomaaliland Ayaa Si Kulul U Beenyay Hadalkii dhawaan ka soo baxay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibada Imaaraadka Carabta Anwar Qarqaash Kaas Oo noqday mid siyaabo usku dhow ay uga wada hadleen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland,kaas oo ahaa in heshiiskii dekada Berbera ay la galeen dowladdii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Shalay Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya Axmed ciise Cawad ...

Read More »

Dowladda Soomaaliya Oo Si Kulul U Beenisay Hadal Dhawaan Ka Soo Yeeray Imaaraadka Carabta

Wasiirka arrimaha dibadda Amb. Axmed Ciise Cawad ayaa beeniyay hadalkii kasoo baxay Wasiir dowlaha Arrimaha Dibadda dowladda Imaaraadka Carabta ee ahaa in ay heshiiska dekedda Berbera la gaareen Xukuumaddihii dalka soo Maray. Waxaa uu sheegay  in aysan jirin Heshiis dhexmaray Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo ku aadan Dhismaha Dekedda Berbera ee Somaliland. Axmed Ciise Cawad oo Wareysi siiyay BBC-da ayaa ...

Read More »

Akhriso:-Dowladda Soomaaliya Oo Taageero Ka Heshay Xuutiyiinta Iyo Imaaraadka Oo Loo Hanjabay

Madaxa Golaha Sare ee Kacaanka Maleeshiyadda Xuutiyiinta ka dagaalanta dalka Yeman, Maxamed Cali Al-xuuti ayaa hadalkaasi ku sheegay Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Tuwitter-ka ee @Moh_Alhouthi Maxamed Cali Al-xuuti waxa uu qoraalkiisa ku muujiyey Taageeradda uu u hayo Somalia, kadib, markii uu aad u xumaaday Xiriirka Diplomaasiyadeed ee Dolwadaha Somalia iyo Imaaraadka Carabta. Waxa uu ku eedeeyey Imaaraadka inay faragelin ...

Read More »

C/Qeybdiid”midnimo iyo wada jir dalkaan kama dhaceyso inta dad xaqooda la dafirayo”

Kulan lagu sagootinayay gudoomiyayaahsa baarlamaanada ee maamul gobalaeedyada dalka ka jira iyo gudiyada madaxa banaan iyo midka baarlamaanka soomaaliya u qaabilsan dastuurka qabyo tirkiisa ayaa xalay ka dhacay aqalka dowladda hoose ee xamar. Kukankaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Reysal wasaare ku xigeenka dalka, gudoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha shacabka ee baarlamaanka soomaliya, wasiiro katirsan xukuumadda Soomaliya, xildhibaanada ...

Read More »

Guddoomiye Muudey” Waa la xaday dastuurkii saxda ahaa ee Soomaaliya”

Cabdiweli Ibraahim Muudey oo ah Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha shacabka ee baarlamaanka soomaliya islamarkaana ah kusimaha gudoomiyaha golaha shacabka ayaa sheegay in dastuurka dalka ee hadda lagu dhaqo uusan ahayn midkii ay ansixiyeen odayaasha dhaqanka soomaliyeed. Distuurkii saxda ahaa ee Soomaaliya waa la dhumiyay oo meyl malgu sheego ayuu yiri mr Muudey. Muudey ayaa intaas raaciyay in Dastuurka ...

Read More »